Concept · Video
Qaladka Ugu Weyn ee developers-ku 🧩 Sameeyaan Jooji Hadda! 🚫
Somali
Chapters
Muuqaalkan waxaan ku sharxayaa qaladka ugu weyn ee ay sameeyaan developers-ka cusub, iyo habka fikirka ee runta u shaqeeya: samirka iyo xal-helidda, sida loola dhaqmo error-ka iyo frustration-ka, iyo sida aad u joojiso xafididda syntax-ka. Haddii aad baranayso coding (HTML, CSS, JS iyo wixii ka dambeeya), muuqaalkan wuxuu kaa caawinayaa inaad u fikirto sida developer dhab ah, aadna ku raaxaysato safarka barashada.
