Every field hides simple ideas behind hard words. Here I unpack concepts from tech and AI until they click. Some are articles, some are videos.
Sida loo dhiso AI agent: waxa aad tixgelinayso oo aad raacayso marka aad dhisayso, si aad ugu dambeyntii u gaadho agent shaqeeya.
Farqiga u dhexeeya Prompt Engineering iyo Context Engineering, iyo goorta mid walba la isticmaalo si aad uga hesho jawaab wanaagsan AI-ga.
Wax kasta oo aad baraha bulshada soo dhigto waa xog la baadho, laguna tababaro garaad gacmeedka. Maqaalkani wuxuu kuu iftiiminayaa sida xogtaada loo isticmaalo iyo waxa ka digtoonaanta mudan.
Afrika waxay leedahay 2000+ luqadood, balse AI-ga kama muuqdaan. Saddexda dhibaato ee jira, mashruuca WAXAL, iyo sababta Somali-gu uu si gaar ah uga dambeeyo.
Ka bilow neuron-ka maskaxdaada ilaa neuron-ka macmalka ah ee AI-ga. Sida maskaxdu go'aan u qaadato iyo halka aduunka garaadka macmalka ahi ka soo jeedo — qaybta 1aad.
Fahan guud oo Somali ah: waxa AI-gu yahay, farqiga u dhexeeya AI/ML/DL, iyo halka xogta iyo architecture-ku ka galaan tababarida maskaxda macmalka ah.
Maxay luuqada English-ku uga mid noqotay qalabka ugu muhiimsan xirfadlaha maanta, iyo sida AI-gu u sii kordhinayo baahida fahankeeda.
Sida AI-gu u beddelayo waxbarashada adduunka — Shiinaha iyo Maraykanka — iyo waxa ay taasi u taagan tahay gobolka Soomaalida.
Habka fikirka ee developer-ka dhabta ah: samirka, xal-helidda, iyo joojinta xafididda syntax-ka.
Hype-ka AI-ga ee meel kasta laga hadal hayo: waxa dhab ah, waxa lagu buunbuuniyo, iyo sida aad uga faa'iidaysato adigoo garanaya farqiga.