Dhugasho
1 so farSomali for a close look. Anything I have in mind lands here once I've turned it over properly, in case it clears something up for someone back home.
Waxaan baadhaa mawduucyo aan u arko inay tahay in wax laga yidhaahdo. Wixii ila gudboon ee aan baadhitaankayga ku soo helo, oo aan hubiyay ka hor inta aanan idinla wadaagin, ayaan qaybtaan kusoo bandhigaa. Qasab maaha inaad u aragto sida aan wax u arko; wixii aragti cusub ah waan u furanahay, waanan soo dhawaynayaa. Ku soo dhowow Dhugasho.
